Kindle Fire Coupon Kindle Fire Coupon 2012 Kindle DX Coupon 2012 Kindle Fire 2 Coupon Amazon Coupon Codes 2012 Kindle DX Coupon PlayStation Vita Coupon kindle touch coupon amazon coupon code kindle touch discount coupon kindle touch coupon 2012 logitech g27 coupon 2012 amazon discount codes

Home » Sheekooyinka » sheeko nimanka naagaha kuciyaara abaalkooda saan waaye ,,,,…}{}{}{}{

sheeko nimanka naagaha kuciyaara abaalkooda saan waaye ,,,,…}{}{}{}{

         qiso ka dhacday       WADANKA        saudi arabia 

waxaa jiray wiil aad uqurux badan oo ku nool wadanka   saudi arabia  wiilkaas oo aahaa mid jecel gabdhaha mida ugu shidan in uu lasocdo waqtiga wuxuu socdo wuxuu marba gabar kudaadiyo wuxuu maalinba midkatago 

waxaa dhacday in gabdhihii wadankaas kunoola wada bartaan arkaana sida uu wax yeelaayo waxaa dhacday in loo hishiiyo oo go aan lagu gaaro in ladabar gooyo waxaa tashaday gabdho kooxa waxayna ku tashadeen in gabdhaha mida ugu qurxan loo xulo si meel loosaaro gabar  aan is dhihikarno waa gabadha markaas ugu qurxan wadanka saudi arabia  ayaa loosoo xulay sifiicana loogu soo hagaajiyay lacagna lagu faraqay waayo wiilka wuxuukulahaa magaladas carwo aad u wayn lagugado qalabka dumarka aan xabad kamaqnayn hadaytahay dhar hadaytahay kareemo hadaytahay udug all waa qalabka dumarka gabadhii ayaa waxaa loosoo dhiibay lacag aad ufara badan waxaana loo sheegay 5 kalmad kabadan in aysan dhihin gabadhii oo soo aaday wiilka xagiisa maxaa dhici diina 

waxay soo aaday carwadii wiilka iyadoo doonaysa in ay alaab ka iibsato balse ujeedada alaab maaha waa barashada wiilka sanadka waa mawqib wiilka oo soolaabay ilbaabka carwada si uu waajibaadka salaada u guto asagoo salaadii kabaxay oo iska cibaadaysanaya 

ayuu maqlay cod gabar hallow yaa jooga meeshaan waa lajoogaa intuu dhahay ayuu kacaykuna dhahay soo dhaaf abayo 

gabadhii ayaa soogashay qacdii hore wiilkii waa isbadalay  garana waayay wax uu ku hadlo kaasuu isku dardarsamay yirina haa abayo maxaa kugu caawiyaa soo dhawoow horay usoo dhaaf masha allah 

gabadhii oo aan intaba jawaab ka bixin ayaa dhahday waxaan rabaa intaas oo alab ah qarashkana soo gudbi wiilkii alabtii oodhan bac ayuu kusoo shubay  asoo dhahaayo abayo waa intaas iyadoo kawab kacelin ayay lacagtii miiska saartay kuna dhahday by wiilkii oo yaaban ilaa wuxuu ubartay aboowe waa qaali maad iga dhintit iyo waxyaabo kale oo fara badan 

wiilkii ilaa habeenkii maseexan waayo wuxuu ka fikiraayay gabadha aadka uqurxan hadana edebta iyo aamusnaanta iskudarsatay wuxuu fikiraba waagii ayaa baryar wuxuuna soo aaday shaqadiisii isla xiligii ayaa waxaa dhacday in ay gabadhii imaato waydiisana intii iyo inkabadan iyadoo wax hadala kudarsan kadibna irida kabaxdo wiilkii waa waabay wuxuuna kala saari waayay in uu riyoonaayo iyo arintaan in ay dhabtahay wuxuu isla hadlaba waxaa baryay waagii sadexaad asoo isku canananaayo waaba imaatay maantee maxaa u baran wayday mase imaandoontaa maalin kale 

wuxuu imaaday carwadiisii asoo madluuna ileen dhafar iyo isla hadal ayaa guriga kusugaaya maalintiina shaqo isla saacadii ayaa gabadhii imaatay waydiisayna alaab aad ufara badan intii uu soodajinaayay iyada ayuu isha kuxadaayay wuxuu damcay in uu hadlo waydiiyana magaceeda iyo waxyaabo kale balse wuu hadliwaayay sababtana waa dareenka markaas asaga haaya wuu yaabay 

wuxuu iswaydiiyay maxaa kugu dhacay waadigii hadalka badnaa gabdhahana aan kaxishoonjirin dhihi jiray hadalobadan maxaa kugu dhacay ayuu iswaydiinaayay intuu niyada iskala hadlaayay gabadhii waa baxday wiilkii aad ayuu umurgooday una fikiray wuxuu go aan kugaaray maalinkale haday imaato in uu ka aamusidoonin uu u sheegan doono dantiisa 

gabdhihii waxay kutashadeen in aysan dhoormaalmood udiridoonin gabadha oo jaanis lasiiyo uu kufikiro una kuogaado dareenka haayo wuxuuyahay majacaylbaa kii aad gabdhaha kuwaalaysay oo sii socon dooninbaa ma mid run aad gabadhaan ugu jeclaata  wiilkii run ahaan fikir aad uwayn ayaa galay wuxuuna saacadahaas gabadha imaan jirtay istaaga bananka wuxuuna fiiriyaa inta dariiq ee soogasha carwadiisa midkii aygabadha kasoo bixilahayd maalinkasta bananka suu utaagnaa una sugaayay gabadhii asoo quustay iskana daayay ayaa galabtii danbe gabadhii imaatay asoo dad alaab kagadaaya 

oo mashquulsan gabadhii markuu arkay ayuu iska dhigay alaabtii uu waday oodhan una yeeray gacanyarihiisa kuna dhahay dadkaan waxay raban ka iibi una soo dhaqaaqay gabadhii dhinaceeda soo dhawoow quruxleeda asoo dhoolacadaynaya  gabadhii iyadana waxyar oo beena inta ilka cadaysay ayay dhahday thnkz wiilkii ayaa dhahay waayadan kuma arkine safar miyaa aaday gabadhii maana ogaa in aad isugayso wiilka nagadaa saas kama wadine ee magaladaan miyaa dagan tahay waligay kuguma arage gabadhii oo gabdhaha magaladan makuu xisaabsan yihiin wiilkii maya badana alab ayaykagatan marka adiga horay kuuma arag gabadhii magaladan ayan ku dhashay waligayna habeen kama diban wiilkii waa layaab gabadhii sabab wiilkii sababta aan kuu arki waayay gabadhii hadaba soo diga iijeeda wiilkii aragaga waa iga soodaahay ,,,,,,,,,,,,,,,,  hadaladaas iyo kuwakale oo fara badan ayaa dhex maray waxayna qaadatay alabteedii sidii caadada ahayd waybaxday wiilkii waa farxay waliba aad wuxuuse iloobay in uu waydiiyo magaceeda wuu soo cararay wuxuuna fiiriyay bananka macal asaf gabadhi waahore ayay baxday wuxuu dhahay markaan hadan arko waan waydiina magaceeda iyo meesha ay dagantahay ma igafayso 

maalintii oodhan wuu sugaayay macal asaf ma imaan wuu sii wareeray wuu isla hadlay wuu fikiray maalintii xigay ayay imaatay waxayna matalaysay in ay meelkadaahsantahay uusan gacan cuslaan oo alaabta ayrabto dagdag ugu soo baxsho lacagtana miiska ayay sii saartay soona kala firaysay asoo hadalkasoodaba tuuraayo ayuu dhahay magacaa iyadoo siibaxaysa ayay dhahday riyaaq  waana baxday wiilkii magacii ayuu kucelcelinaayay ilaa habeenkii ilaa maalintii oo dhan aad ayuu ugu digrinaayay magacii 

waxaa imaatay gabadhii waxaydha dhahday sorry abowe shalay ma aadin meesha aan usocday sababtooo ah waxaa iga lumay boorsadaydii waxaana gujiray sharcigaygii telkaygii furahayhii all marka adoo mahadsan ma aragtay wiilkii oo marna farxay marna naxay aya dhahay maya lkn wixii aad inta uga tagto waa helaysaa waa aman wuxuu udhaqaaqay meeshii ay fadhiday wuxuu arkay iyadoo meesha taala intuu farxay ayuu dhahay waatanaa abayo mahadsanid ayay dhahday waa fursad fiican ayuu dhahay abalgud maxan uleeyahay ayuu dhahay gabadhii waxad rabto hana badsan ayay dhahday wiilkii igu halee ayuu dhahay gabadha bilow

abayo waxaan rabaa in aan ku barto magaaladan intee kadagantahay gabadhii abowe xaafadan hada aan joogno wiilki woow oo anaaba dagan gabadha ha abowe wiilki oo maxaan kuu arki waayay gabadhii maba la ii ogola bananka wiilki sabab gabadha waxaa idhalay boqorka bagalada xakuma marka maba la ii ogola bananka wiilki masha allah abayo aad ayaa u qurux badantahay gabadhii mahadsanid waan siibaxaa waa inoo kulan kale  wiilka maya abayo xooga ila joog hadalka iima dhaman gabadha abowe hadal dhamad malaha  wiilka waa runta abayo lkn xooga ila joog  gabadha ok  

wiilka abayo malagu qabaa gabadha maya wiilka abayo saxiib maleedahay gabadha maya wiilka macquulmaaha adigoo saan uquruxbadan maa saacadan sxb la an iyo ninla aan jooga gabadha waxkasta waqti ayay leeyihiin wiilka waa runtaa abayo kawaran hadaan saaxiibno gabadha maxuma wiilka abayo arimahaga wax iiga sheeg  gabadha  abowe arimahayga waanba kuu sheegay aniga waxan lanoolahay aabahay oo ah aabe aad iijecel waa jiraan wiilal badan oo iga soodoontay lkn isaga wali ima bixin ninkii isoo doontaba wuxuu ku dhahaa gabadhayda waa waa curyaan waxay kufadhidaa kursi tuunji ayaa lagu fariisiyaa waa looqubeeya labo waqti cuntada xataa ma cuni karto afka ayaa loogu guraa intaas nin yeelaayo majiro iyaga ooraaliya ayay iska baxaan intaas aabahay habaar gabadhaada kama aha ee ninkii intaas ubareera ayuu rabaa in uu isiiyo ninkaasna mala helaayo waxaanba kabaqaa in aan gabar nimo kuduqoono wiilka waa layaab aabaha waa itixaan ninsaas kugu raba hadii lahelo kawaran abayo gabadha ma u malaynaayo ee nakeen waan daahay wiilka ok ,,,,,,,,,,,,,,,gabadhii waa baxday wiilkiina shabaq ayay kuriday   gabadha waa runteet boqorka magalada xakuma gabar waa dhalay waliba waa curyaan ruma ninwalbana waa uu u sheegaa gabadhiisa in ay intaas tahay kama qariyo ninkii kuqaatana lacag fara badan ayuu siinaaya ,,,,,,,,,,,,,,,,,,,

wiilii waa kasootagat gabadhii wuxuu imaaday gurigiisa wuxuu fikiro wuxuu gabadha hadaladeedii kala falaqeeyo wuxuu go aan ku gaaray gabadha in uu usheegto jacaylkiisa uuna ka codsado guur ,,,,,,,,,,   waagii ayaa baryay wiilkii wuxuu soo aaday shaqadiisii wuxuu waqtiga socdaba wuxuu gabadhii sugaba waxaa dhacday gabadhii in aysan imaan wiilkii fikir ayaa la soo daesay wuxuu is waydiiyay gabadhii waxa ku dhacay wuxuu niyada kudhistay waa imaane ,,,,,,,,,

gabadhii mudo 10 maalina ma imaan wiilkiina waa lagu balartay waa raadiyay xaafada qof uusan waydiin malaha riyaaq mataqaana riyaaq mataqaanan gabadha boqorka waaye waan ognahay riyaaq guriga maba kasoobaxdo mana soconkarto waa curyaan maxaa kufalee saaxiiboo waaba shaqaysata lacagta boqorka maa rabtaa uu balan qaaday naag curyaana maxaa kufalee saaxiiba yaal curyaantaas ayaan uwaalan raba waxaana rabaa in aan arooso insha allah ilaahoow iisahal ,,,,,,,,,,,,,maalintii danbe ayaa gabadhii

imaatay iyadoo murug jilaysa ooleh aabo ayaa igu qayliyay iguna dhahay mabixi kartit ana maalmahaan adaan kaa fikiraa waxaanba iska jeclaada in aan kula kulmo maqaan waxaan sameeyo wiilkii oo farxad la waalan gaaray ayaa dhahay waad i arki kartaa maalin walba hadad raalikatahay aniga aad ayaan kuujeclaaday waxaana doonaya in aan ku guursado raali makatahay?gabadhii haa ayay dhahday lkn ma awoodaa aabahay in aad iga soo doonato aad wuxuu ku dhoho oodhan haa waan kuraba dhahdo wiilkii kaseexo ,,,,,,

gabadhii waan kusugaaya gacaliye arooskaaga waan kufaraxsanahay by wiilkii oo aad udfaraxsan ayaa xiray dukaankii wuxuuna sugi la aah inta waaga kabaryaayo si uu gacalisadiisa uga doonto aabaheed ,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,  waxaa baryay waagii wuxuu soo aaday boqorka gurigiisa wuxuuna dhahay waxaan rabaa in aan lahadlo boqorka fadhiga ayaa la fariisiyay   waxaa loogu soo wacay boqorkii salan kadib waxa labilaabay qodobka uu u imaaday wuxuuna kujawaabay sidan ,,,,,,,,,,,  boqor waxan doonaya in aan kaala hadlo gabadhaada waxan doonaya gabadhaada in aan guursado aan xaaskayga ka dhigto maxaad u aragtaa 

boqorka ayaa dhahay wax walba adigoo og miyaa gabadhayda ubaahantahay wiilka haa waan u baahanahay odagii oo aad u faraxsan ayaa dhahay gabadhayda waan kusiiyahay waxkastana warqad ayay ku qoran yihiin waadna saxiixaysaa mana lafuraayo gabadhayda cimrigaaga iyo keeda waa isku dhamaana insha allah wiilka wuxuu dhahay waxkasta waan ogolahay waxaa loo dhigay aroos aad ubalaaran waxaa laga saxiixay warqadii ku qornaayeen gabadha waxkasta oo aytahay qalinka ayuu kuduugay 

dheeshii iyo farxadii iyo damaashaadkii ayaa dhamaaday waxaana lasooguuriyay gabadhii curyaanta ahayd waliba iyadoo aad u faraxsan wiilkii wuxuu soogalay guriga asoo kuhadaaqaayo gacalisadaydii riyaaq waxaan kugu hamiyaba caawa waan kuheestaa waxaana isku heestaa in aan ahay ninka aduunka ugu nasiibka badan waayo waxaan heestaa riyaaq oo ah gabar aad uquruxbadan oo waliba aniga aad iijecel caawa maaqan wax aan kudhoho gabadhii mahadlin waayo wax ay ku hadasho mataqaan wiilkii gacaliso  maad ilahadashi adiga waligaa saan maad u aamusnaanee caawa farxadan ila wadaag wuxuu soo fariistay sawiirta dhinaca ayka fadhiday maahee dhinaca gale wuxuuna dhahay gacaliso ilahadal hee ayay dhahday markaasuu dhahay codkaaga farxada miyuu iskubadalay 

gabadhii maya aniga saan ayaan uhadlaa oon ayaa ihaayo biyo iikeen wiilkii nagadaa gacaliso curyaan run ah maa isku malaysay kac sooqaado gabadhii iskuma malayn ee aniga ilahay ayaa iga dhigay wiilkii daymo ayuu uceliyay wuxuuna kaqaaday maradii waji furka mise maba aha gabadhii uuku haminaayay waaba gabar curyaan ruma naxdin wiilkii wadnaha ayaa istaagi gaaray halkaas ayuu shabaq ugu dhacay ,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,, Coming  Soon,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,   BY    

Xaradheere News 

Gabadha Ganadka

Xaradheere.com

 

Leave a Reply

© 2012 Xaradheere News · RSS · Sommedia Themes designed by Abdikani Wehelie

Xaradheere News : Welcome !

Authorize

Lost Password

Register

Please contact the administrator.