Kindle Fire Coupon Kindle Fire Coupon 2012 Kindle DX Coupon 2012 Kindle Fire 2 Coupon Amazon Coupon Codes 2012 Kindle DX Coupon PlayStation Vita Coupon kindle touch coupon amazon coupon code kindle touch discount coupon kindle touch coupon 2012 logitech g27 coupon 2012 amazon discount codes

Home » Sheekooyinka » SHEEKO TUUG FULAYA IYO NIN WAALAN KKKKKKKKKKK

SHEEKO TUUG FULAYA IYO NIN WAALAN KKKKKKKKKKK

Tuug baa maalin wuxuu usoo dhacay guri habeen kadibne wuxuu arkay T.V fadhiga yaalo wuuna qaatay oo wuu la cararay, markuu T.V ga xadaayay baa waxaa arkaay nin waalan oo guriga dadka dagan ka mid ahaa, wuxuu ka daba orday tuugi qaatay T.V ga siduu u bursanaayey tuugii nafta aa qabatay wuxuu is dhahay wax badan wax waad xadayee caawa waa lagu haayaa kadibne wuu istaagay tuugii si uu isku dhiibo, ninkii waalnaa markuu tuugii soo gaaray buu dharbaaxsho kudhuftay kadibne wuxuu ku dhahay “habaar qabe maxaad saas dhan iiga oraday? Waxaad kasoo tagtay remote ka T.V ga oo aan kaa daba keenay.

kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

GABADHA SANADKA

XARADHEERE.COM

Leave a Reply

© 2012 Xaradheere News · RSS · Sommedia Themes designed by Abdikani Wehelie

Xaradheere News : Welcome !

Authorize

Lost Password

Register

Please contact the administrator.